Sheekoxariirooyinkii Saxaaraha - Sheekooyin ka yimid dhulka Soomaalida (häftad)
Fler böcker inom
Format
Häftad
Språk
Somali
Antal sidor
40
Utgivningsdatum
2015-09-10
Förlag
Författares Bokmaskin
Originaltitel
Ökensagor - Berättelser från Somalia
Illustratör/Fotograf
Oscar Trimbel
Dimensioner
256 x 194 x 6 mm
Vikt
177 g
ISBN
9789163789014

Sheekoxariirooyinkii Saxaaraha - Sheekooyin ka yimid dhulka Soomaalida

Häftad,  Somali, 2015-09-10
219
  • Skickas från oss inom 2-3 vardagar.
  • Fri frakt över 249 kr för privatkunder i Sverige.
Berigii hore waxa sheekooyinkan isu soo gudbin jirey reer miyiga, markay xoolahooda la joogaan. Sheekooyinkani waa kuwo la kala dhaxlay oo ay waayeelku ka sheekeeyeen, kuwaas oo ay iyaguna ka maqleen waalidkood beri hore.

Soomaaliya aad bay isu beddeshay sannadahan ugu danbeeyey. Waxaana ka dhacay dagaallo iyo abaaro waaweyn. Qoysaskii waxa ay ka qaxeen guryahoodii, markii madaafiic lagu garaacay tuulooyinkii iyo magaalooyinkii. Dhallinyaradii waxa ay ku qasbanaadeen, in ay dagaalka galaan, reerihiina waa ay kala lumeen. In badan oo ka mid ah reermiyigii, xoolihii baa ka baxay, waxaanay noqdeen deegaan.

Sheekooyinkani weli waa ay noolyihiin, waxaana lagu sheekaystaa, marka hawl-maalmeedku dhammaado. Ka dib waxa lagu illoobaa, dhibaatadii jirtey, waxaana muddo yar la gala mala-awaal iyo hummaagyo xasuusiya barwaaqadii iyo raaxadii xilliyadii hore.
Visa hela texten

Passar bra ihop

  1. Sheekoxariirooyinkii Saxaaraha - Sheekooyin ka yimid dhulka Soomaalida
  2. +
  3. Vasaskeppet - katastrofen

De som köpt den här boken har ofta också köpt Vasaskeppet - katastrofen av Mikael Rosengren (inbunden).

Köp båda 2 för 369 kr

Kundrecensioner

Har du läst boken? Sätt ditt betyg »

Fler böcker av Oscar Trimbel